Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaay, iyadoo laga soo saaray go’aano.
Kulankii golaha wasiirada ee maalintii shaley lagu qabtey...
Wararka aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaa sheegaya in habeenkii xaley ay ciidamada xasilinta howlgal xoog leh ka qabteen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid...