WARARKA

Bananbax Looga Soo Horjeedo Shaqaaqadii Shaley Ka Dhacdey Magalada Muqdisho oo Lagu Qabtey Wadada Maka Al Mukarama

Banaanbax balaaran ayaa duhurnimadii maanta waxa uu ka dhacay wadada Maka Al-mukarama, gaar ahaan inta u dhaxeysa isgoysyada Dabka iyo Sayidka ee magaalada Muqdisho. Banaanbaxan...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Ka Qeyb Galaey Kulan Dhex Marey Shaqaalaha Iyo Madaxda Xukumada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray kulanka madaxda sare iyo shaqaalaha...

Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga oo Ka Hadley Guryaha Dowlada oo ay Shacabka Degen Yihiin

Dowlada federaalka aya maalmihii lasoo dhaafey waxaa ay wadey qorshe dhamaan dhulkii ay lahaan jirtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya ee ku yaalla Muqdisho looga...

Wasiirka Dastuurka Dowlada Federaalka oo La Kulmey Safiirada Midowga Yurub

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Safiiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb...

Dhegeyso: Cabdirahmaan Faroole oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeerey Cabdiweli Gaas

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland kana mid ah Xubnaha Aqalka Sare ee dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ka jawaabay hadal ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img