WARARKA

Xildhibaanada Dowlada Federaalka oo Maanta Ansixiyey Sharciga Isgaarsiinta Dalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta meel mariyay sharciga Isgaarsiinta dalka, kadib kulankii Xubnaha Baarlamaanka ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka. Kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa soo...

Riyadii Raila Odinga oo Dhamaatey iyo Isagoo Leh Codka Doorashada Waa La Xadey

Hogaamiyaha mucaaradka ugu weyn dalka Kenya Raila Odinga oo tartan xoogan kula jira Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in hannaankii doorashada la jabsaday, isaga oo...

Dhegeyso: Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Alshabab Ay Weerar Ku Qaadeen Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuu

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga maamulka Shariif Xasan C/risaaq Cabdi Aadan, ayaa sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Mukhtaar Roobow Cali...

Dhegeyso:Malaaqa Beesha Hubeyr oo Fariin u Direy Beesha Habar Gidir iyo Dowlada Federaalka

Malaaqa Guud ee Beelaha Hubeer Malaaq Xasan Shurre ayaa si kulul uga hadlay kiiska dilkii Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji jawaab...

Kenya oo Maanta Loo Dareerey Goobaha Cod Bixinta

Dalkan Kanya ayaa maanta waxaa ka dhacaya codbixinta dooarashada madaxtinimo, iyadoo dadku haatan usoo baxeen codeynta. Waxaa lasoo dooranayaa lix qeybood oo kala ah madaxweynaha,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img