Dhegeyso:Malaaqa Beesha Hubeyr oo Fariin u Direy Beesha Habar Gidir iyo Dowlada Federaalka

0
235

Malaaqa Guud ee Beelaha Hubeer Malaaq Xasan Shurre ayaa si kulul uga hadlay kiiska dilkii Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji jawaab culusna u direy beesha habar gidir iyo dowlada federaalka.

Malaaqa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay arrimaha socda ee beesha H/Gidir ay wado. Dooda socota ee dowladda lala doodayo ay tahay mid aysan wax shaqo ah ku lahayn waxba ku darsaneynin.

Waxaa uuna intaa raaciyey in cidii cid dishaa sharciga la mariyo taasna ay ku qanacsan tahay beesha uu malaaqa u yahay umada somaliyeedna ay ku kala nabad gei karto.

Halkan hoose ka dhegeyso malaaqa.

Malaaq Xasan Shurre

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Malaaq Xasan Shurre Mobil