WARARKA

Dhegeyso: Wasiir Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Mukhtaar Roobow uu Dib Ula Wareegey Goobihii Shaley Lagala Wareegey

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Shariif Xasan ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow uu dib ula wareegay deegaanka Abal, kaddib markii weerar rogaal celin ah uu...

Suuqa Magalaada Gaarsia oo Ay Kooxo Careysani Dab Qabadsiiyeen

Wararka naga soo gaaraya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in dad carreysay goor dhaw dab qabadsiiyeen suuqa ugu weyn degmada Gaarisa ee lagu...

Golaha Wasiirada oo Maanta Shirkoodii Khamiislaha Ahaa Ku Ansixiyey Sharciga Xakameynta Hubka

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga xakameynta Hubka wax dila, kaasoo ka mid noqonaya sharciyo horay Goluhu u ansixiyay. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan...

Daawo Wareysi Dhinacyo Tadan Taabanaya oo Ay Warbaahinta Qaranka la Yeelatey Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta dowladda waxaa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ugu horeyso sida...

Wakiilka Qaramada Midoobey u Qaabilsan Somaliya oo Walaac Ka Muujiyey Gudiga Dib u Egista Dastuurka Labada Aqal

Qeyb ka mid ah qoraal uu soo saaray wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa lagu sheegay walaac guud...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img