WARARKA

Gudoomiyah Baarlamaanka Dowlada federaalka Somaliya oo u Kicitimay Dalka Koonfur Africa

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ku sugan dalka Koofur Africa ayaa halkaa uga qeybgalaya shirka guddoomiyayaasha baarlamaannada Africa. Guddoomiyaha baarlamaanka...

Wadayaasha Mooto Bajaajka oo Maanta Bananbax Ku Sameynaya Wadooyinka Magalada Muqdisho

Wadayaasha gadiidka Mooto Bajaajka ayaa maanta bananbax ka sameynaya qeybo ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, iyaga oo cabanaya dhibaatooyin loogu geystay jidadka magaalada...

Dhegayso..Dagaalada u dhexeeya Beelaha Dir iyo HabarGidir oo ladiidan yahay inuu yahay dagaal Beeleed.

Beelaha Dirta Koonfureed iyo HabarGidir ayaa waxay ku dagaalamayaan sedexgeeska Buufoow,Janaale iyo No.50 oo ka kala tirsan degmooyinka Marko iyo Awdheegle halka ay labadan...

Dhegayso..Magaalada Muqdisho oo loo baadi goobayo sidii ay ku yeelan lahayd maamul aan beel ku dhisnayn.

kulan lagu ururinaayo fikradaha dadka ku nool Muqdisho kuna saabsan helista maamul aan beel ku dhisnay oo ka hana qaada magaalada Muqdisho soona qaban...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta.

---Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaaniyada dowladda ee Sanadkaan 2017-ka ---Baarlamaanka Soomaaliya oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliland --Xaalada Marko oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img