WARARKA

Daawo Xildhibanada Koonfur Galbeed oo Ka Hor Yimid Wasiiradii uu Dhawaan Magacaabey Shariif Xasan

Kulan ay isugu yimaadeen intooda badan xildhibaanada maamulka konfur galbeed ayaa waxaa ay sheegeen in aysan raali ka aheyn qaabka uu Shariif Xasan usoo...

Musharaxa Xilka Madaxweynenimo ee Dalka Kenya Raila Odinga oo Sheegey In uu Ciidamadiisa la Bixi Doono Somalilandna Aqoonsan doono

Musharraxa Mucaaridka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in hadii uu noqdo Madaxweynaha dalka Kenya doorashada 8-da Bishaan ka dhaceysa Dalka Kenya in aqoonsan doono...

Gudoomiyaha Baarlamaaka oo Ka Digey In Meel Looga Dhoco Sharafta Xildhibanada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa digniin u diray dadka Masuuliyiinta ah ee dowladda ka tirsan iyo dad...

Golaha Baarlamaanka oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyada Dowlada 2017

Golaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka, iyaga oo kulankooda ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda 2017-da qeybta sanadkan ka dhiman. Arrinta...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Dastuurka oo Maanta Hortegey Xildhibanada Baarlamaanka Raali Gelina Siiyey

Wasiirka wasaarrada dastuurka xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo maanta hortagay kulan xarunta gollaha shacabka ay ku lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka ayaa raali galin ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img