WARARKA

Dhegeyso: Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka oo Fariin Digniin ah u Direy Ciidamada Dowlada

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya C/wali Sheikh Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in lala xisaabtamayo askarigii xad gudub u geysta xildhibaan...

Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Aan La Yeelaney Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose

Warbaahinta daafeet media ayaa waxey wareysi dhinacyo badan taabanaya waxaa ay la yeelatey gudoomiyaha goboka shabelaha hoose Ibraahin Adan Cali wareysigiina waxaa uu u...

Ciidamada Amison ee Ku Sugnaa Deegaanka Leego oo Isaga Baxay

Ciidanka Midowga Afrika ee howlgalka AMISOM ayaa isaga dareerey degaanka Leego oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Guddoomiyaha degaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose Abuukar...

Aqriso: Madaxweynaha oo Magacaabey Gudiga Taakuleynta Ciidanka Qaranka

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa xalay soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada,...

War Deg-Deg ah; Eng.Saalah oo iska Casilay Xilkii uu Shariif u Magacaabay.

Wasiirkii hore Howlaha Guud iyo Guriyaynta Eng.Saalah Sheekh Cismaan ayaa waxa uu maanta bartiisa Facebook-ga soo dhigay qoraal uu ku sheegay Warsaxaafadeed cinwaana uga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img