WARARKA

Xujeyda oo Maanta Taagan Buurta Carafat Si Ay U Gutaan Waajibaadka Xajka

Qiyaastii laba Million oo Muslimiin ah oo ka kala yimid Adduunka oo dhan ayaa maanta ku cibaadeysanaya buurta Carafat si ay u gutaan waajibka...

Alshabab oo Weerar Ku Qaadey Deegaano Hoostaga Degmada Mandheera

Xoogag ka tirsan xarrakada Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay weerar ku qaadeen deegaan lagu magacaabo Daba oo ka tirsan degmada Mandera ee gobolka...

Akhriso:Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeele oo Magacaabey Gudiga Doorashooyinka Madaxweynenimo

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamedayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa ku magacaabay Guddiga Doorashada madaxtinimada maamulka Hirshabeelle oo dhowaan dhici doonta. Guddiga...

Cali Cabdullahi Cosoble oo Maanta Gaarey Magalada Beledweyne

Madaxweynihii Baarlamaanka Hirshabeelle uu xilka ka qaaday, ayaa maanta gaaray Magaalladda Beledweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan. Cali Cabdullahi Cosoble, oo ay la socdaan xubno isaga...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Maanta Ka Furey Magalada Muqdisho Kulan Lagu Hormarinayo Maaliyada Dalka

Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaalle Beylle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay ka qeyb-galayaan ilaa Sagaal wasaaradood iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img