WARARKA

Somaliya iyo kenya oo kala saxiixdey heshiis dhinaca duulimaadyada

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay kala saxiixdeen heshiis laba geesood ah oo dhanka hawada ah, kaasi oo ujeedkiisu yahay in la kordhiyo tirada...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan degmada buula burde

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay aroornimadii hore ee saakay deegaanka Mukayle oo ka...

Dowlada oo sheegey iney u diyaarisey 15 kun oo ciidan wejiga labaad ee la dagaalanka alshabab

Wasiirka amniga Dowladda Soomaaliya, Dr. Maxamed Axmed Sheikh Cali (Doodishe), ayaa sheegay in dowladdu diyaarisay 15 kun oo askari oo ka qeyb galaya wejiga...

Baaq iyo Tallo soo jeedin ku socota Xildhibaanada Baarlamaanka KGS

HODHAC:-Waxeeey eheeyd 23kii bishii march 2020 markii la dhisay Baarlamaankii Labaad (2-aad) ee DGKGS, isla markaana uu si rasmi ah ugu furmay kalfadhigoodii 1-aad....

Madaxweynaha oo kulan la qaatey odayaasha dhaqanka maamulka galmudug

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa Xalay kulan gaar gaar ah la qaatay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img