WARARKA

Xuseen sheekh oo markii ugu horeysay sheegay sababta uu isku casiley

Agaasimihii guud ee madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud oo beryahan la hadal hayey is casilaadiisa ayaa maalintii shaley soo saaray qoraal uu uga hadlayo...

Afhayeenka Khaatumo oo ka hadley dagaalkii shaley ka dhacay laascaanood

Khaatumo oo ka hadashay dagaalkii shalay dhexmaray iyaga iyo Somaliland, ayaa sheegtay in 6 qof oo rayid ahi ay ku dhinteen 19 kalena ku...

Alshabab oo duqeymo loogu geystey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hose iyo gobolka bay

Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaannada Baladul-Amiin iyo Baladul-Kariim oo ka tirsan gobalka Shabeellada Hoose, halkaas oo lagu...

Odayaasha Dhaqanka KG iyo Mamulka Lafta-Gareen oo kala guuray iyo isagii oo bilaaway inuu Magacabo Odayalka Mamulka Laftagareen.

Warar iso tarayo ayaa shegaya in Mamulka Lafta-Gareen uu ku wareeray siyaasada isla markaana iskaga qaldantay Dhaqanka iyo siyaasada. Mudooyinkan danbe Lafta-gareen ayaa ku...

Wasiirka diinta iyo awqaafta oo xalay jawaab ka bixiyey lacago la sheegey iney koontadiisa ku dhacdey

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img