WARARKA

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud

Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee qaranka oo maray akhrintiisii...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo shegey in kolka uu kasoo dhamaado gamudug uu u guuri doono koonfur galbeed

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guurada 17-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Galmudug,...

Afhayeenka wasarada gaashaandhiga oo digniin u direy dadka ku nool deeganada ay ku sugan yihiin alshabab

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Generaal, Cabdullaahi Cali Caanood ayaa dadka ku harsan deegaannada ay ku dhuumaalaysanayaan khawaarijta u diray digniinno culus, si dagaal culus...

Madaxweynaha oo sheegey in dadka loo heysto musuqmaasuqa uusan ku ekaan doonin shaqalaha hoose

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee hay'adaha dowladda. Madaxweyne...

Madaxweynaha maamulka galmudug oo xaalad deg deg ah geliyey deegaanada maamulka galmudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxa uu Xalay shaaciyay in Galmudug lagu soo rogay xaalad deg deg ah. Madaxweyne Qoorqoor oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img