Xarunta Qaran ee ka hortaga iyo la dagaalanka fikradaha xagjirka ah Tubsan ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay fursad cusub oo dagaalamaaysha Al-shabaab...
Magaalada Muqdisho waxaa haatan ka billowday dibadbax ay dhigayaan dadweyne ka careysan xarigga Jeneraal Sheegow oo ay shalay soo xireen ciidamada ammaanka ee dowladda...