WARARKA

Dowlada oo maamulka puntland ku eedeysey in ay xaraashtey qaar ka mid xeryihii ciidamada dowlada ee gobolka mudug

Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu xaraashay qaar kamid ah xeryihii ciidamada xoogga dalka...

SSC oo guulo ka sheegatey dagaalkii shaley ka dhacay magalada laascaanood

SSC-Khaatumo ayaa guulo ka sheegatay dagaalo dhowr jiho ah oo shalay ciidamada Somaliland ku dhexmaray magaalada Laascaanood iyo agagaarkeeda. Hoggaamiye ku-xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed...

Siyaasiyiinta beelaha jareerweyne oo shir ka yeeshay xariga generaal sheegoow

Siyaasiyiinta Beelaha Jareer Wayne oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wada-hadlay dhacdadii 19-kii bishaan ka dhacday degmada Dharkenley ee lagu soo qabtay...

Dagaal xoogan oo maanta ka socda bariga magalada laascaanood

Dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC- Khaatuma ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, iyo halka loo...

Qarax saaka ka dhacay magalada muqdisho

Qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, ayaa saaka aroorninadii hore ka dhacay agagaarka Isgoyska Ifka Xalane ee magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img