WARARKA

Kulamo looga tashano wejiga labaad ee dhimista ciidamada atmis oo ka bilowdey muqdisho

Saraakiisha sare ee Midowga Afrika, Soomaaliya, iyo Qaramada Midoobay ayaa billaabay kulamo wadatashi ah oo looga tashanayo wajiga labaad ee dhimista ciidamada ATMIS, bisha...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo ka hadley dagaalka dowlada kula jirto alshabab

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Aqriso warmurtiyeedka kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka

War murtiyeed ayaa caawa kasoo baxay shirka wadatashiga qaran ee Dowladda federalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo maamulka gobolka Banaadir, kaasoo uga socday magaalada...

Madaxweynaha oo magalada dhuusamareeb kulan kula qaatey howlwadeenada uruka haweenka somaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeenada...

Alshabab oo xaley weerar kusoo qaadey degmada kaxda

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay xalay kooxda Al-Shabaab ku qaaday gudaha degmada Kaxda ee gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img