WARARKA

Maamulka Puntland oo dalbatey in la toogto maalinguur

Sida laga soo xiganayo war-saxaafdeed ay soo saartey hay’adda la dagaalanka argagxisada iyo sugidda amniga ee PSF, Maalinguur ayaa ka danbeeyey falal denbiyo ah...

Reysulwasaare xamsa oo maanta tegay degmada Adan yabaal

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta safar shaqo ku gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas...

Madaxweynaha oo heshiis la galey Cali Jeyte

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa wada-hadallo hoose oo dhex-maray madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan, Cali...

Ciidamada dowlada oo isaga baxay deegaano ay horey ugala wareegeen alshabab

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay dib uga soo baxeen qaar ka mid ah deegaanadii ay dhawaan kala wareegeen...

Dowlada mareykanka oo somaliya ugu deeqdey heshiis horumareed ku bixi doonta 92.6 milyan

Dowladda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka la saxiixatay heshiis horumarineed oo ku kacaya $92.6M, si loo hormariyo adkeysiga, xasilloonida, kobaca dhaqaalaha, iyo dowladnimada. Wasiirka qorshaynta xukuumadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img