WARARKA

Gudoomiihi hore ee baarlamanka oo ka hadlay xaalada ay ku jirto magalada baydhaba

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda dadag ee ka jirta...

Reysulwasaaraha oo maanta booqdey xarunta wasaarada gaashaandhiga

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta wasaaradda gaashaandhigga, si uu ugu kuurgalo hawlaha shaqo ee socda...

Wasiirka arimaha gudaha oo sheegey in la burburiyey xarun ay alshabab ku laheyd deegaano hoostaga xarardheere

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in duqayn lagu burburiyay saldhiggii kooxda Alshabaab ee Dumaaye oo hoos tagta Xarardheere. Wasiir arrimaha gudaha,...

Madaxweynaha oo kulan su’aalo ah kaga hadley dagaalkii cawsweyne

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay qiray in ciidamada xoogga dalka ay kasoo baxeen furimaha dagaalka, kaddib dagaalkii ka dhacay ka...

Dowlada oo sheegtey iney alshabab badan ku dishey degmada qoryooleey

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo degmada Qoryooleey ku dhexmaray Ciidanka dowladda fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img