WARARKA

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo ka hadley dadka laga saarayo dhulalka danta guud

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka...

Reysulwasaaraha oo sheegey inuu dalka ka bilowdey wejigii labaad ee la dagaalanka alshabab

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inuu bilaawday wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Xamse ayaa sheegay in...

Madaxweynaha oo maanta shir gudoominsayey shirka golaha amniga qaranka

Madaxweynaha dawladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhameystirka qorshaha...

Madaxweynaha oo si diiran loogu soo dhaweeyey magalada dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa galabta...

Agaasimihii madaxtooyada oo la sheegey inuu xilka iska casiley

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Agaasimihii Guud Madaxtooyada ee Villa Somalia Dr. Xuseen Sheikh Masamuud uu iska casilay xilkii Agaasime, isagoo warqad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img