WARARKA

Baarlamaanka oo maanta joojiyey hadal jeedin uu wasiirka cadaalada halkaasi ku lahaa

Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa bannaanka looga saaray hoolka baarlamaanka, kaddib markii uu kasoo daahay kulan su'aalo weydiin ah oo...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo gabadhisa xil uu u magacaabey dad badanina ay ka hadleen

Maalintii Khamiista, waxaa golaha wasiirada ee Soomaaliya ansixiyeen xubnaha maamulka sare ee hay’adda istaraatiijiyadda Soomaaliya. Hadaba arrintaan ayaa hadal hayn abuurtay kaddib markii la ogaaday...

Ciidamo kawada tirsan dowlada oo ku dagaalamay deegaan ka tirsan gobolka shabelaha dhexe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo geystay khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawac leh oo Xalay ku dhexmaray deegaanka Masaajid Cali...

Alshabab oo mar kale weerar kusoo qaadey deegaanka goofgaduud buureey

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku qaaday deegaanka Goofgaduud buureey oo ka mid ah deegaanada hoostaga...

Madaxweynaha maamulka puntland oo markii ugu horeysay sheegey inuusan dooneyn mudo kororsi

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay wuxuu shaaca ka qaaday in uusan diyaar u ahayn inuu muddo kororsi sameysto. Madaxweyne Deni...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img