WARARKA

Shir Madaxeedka 29aad ee Jaamacada Caraqbta oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magalada Damaam

Waxaa magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga lagu soo gabagabeeyay Shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta, iyadoo laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr...

Xildhibaanada Digil iyo Mirifle oo ku Guul Dareystay inay Yeeshaan Hal Musharax.

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Qawmiyada Digil iyo Mirifle u matala Aqalka hoose ee Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu...

Kheyre oo Xaley La Kulmey Saraakiisha Ciidamada Boliska iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banadir

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kulan la qaatay Saraakiisha ciidamada Booliska, iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana kulankaasi goob...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Lagu Wado in uu Maanta Khudbad Ka Jeediyo Kulanka Jamacada Carabta

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga ayaa lagu waddaa in uu maanta Khudbad ka jeediyo...

Maxkamada Magalada Hargeysa oo 3 Sano oo Xarig ah ku Xunkuntey Abwaanad Naciima Qorane

Warar ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maxkamada gobolka Maroodi jeex xukun saddex sano ah ku riday Abawaannad Naciimo Qarone. Naciimo ayeey maxkamada ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img