WARARKA

Diyaarad Ku Dhacday Koonfurta Suudaan

Inta la xaqiijinayo 17 ruux ayaa ku dhimatay Axadii maanta kaddib markii ay bur burtay diyaarad ka duushay Garoonka diyaaradaha magaalada Jubba ee dalka...

Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida oo u Digay Ciidanka Liyuu Bolice

Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka dalbaday Ciidanka Liyuu Boolis oo dhowr jeer lagu eedeeyay in ay geysteen tacadiyo...

Taliye ku xigeenkii Hore ee NIsa Cabdalla Cabdalla oo Dacwad Kusoo oogay Agaasimaha NISA iyo kuxigeenkiisa

Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa dacwad ka dhan ah Agaasimaha NISA iyo kuxigeenkiisa u gudbiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, isagoo...

Dhegeyso: 14 Degmo oo Ka Tirsan Degmooyinka Magalada Muqdisho oo Loo Magacaabay Garsoorayaal Cusub

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka ayaa loogu magacaabay 14 degmo oo ka mid ah degmooyinka magalada muqdisho garsoorayaal cusub magacaabistan...

Akhriso Warmurtiyeed Kasoo Baxay Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada oo Kulankoodii Kusoo Idlaaday Magalada Kismaanyo

Warmurtiyeed kasoo baxay golaha iskaashiga maamul goboleedyada dalka oo maalimihii lasoo dhaafay shirar ugu socday magalada kismaanyo, ayagoo war murtiyeedkooda ku soo bandhigay qodobo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img