WARARKA

Musharixiinta Isbedel Donka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Kulan Wada Qaatay

Musharaxiinta isbadal doonka ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka Koonfur Galbeed Saoomaaliya ayaa xalay waxa ay kulamo la qaateen sii hayaha gudoomiyaha Baarlamaanka...

Reysulwasaaraha Dalka Itoobiya oo Sheegay In Mustaqbalka Eysan Yeelan Doonin 3 Madaxweyne Somalia, Itoobiya iyo Eritrea

Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay gobolka Geeska Afrika inuu sii yeelan doonin saddex madaxwayne, isagoo ka hadlayay khudbad uu ka jeedinayay...

Ogeysiis Dhawaan Jaaliyadaha Koonfur Galbeed

Dhamaan jaaliyada koonfur galbeed waxaa lagu wargelinayaa in ay kasoo qeyb galaan kulan looga hadli doono aayaha koonfur galbeed iyo doorashooyinka la filaayo in...

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Qaraxii Shaley Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Afhayeenka u hadley Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin weerarkii shalay galab ee qaraxyada is xig xigay loo adeegsaday ee...

Dhegeyso: Qaar Ka Tirsan Xildhibanada Dowlada Federaalka oo Ka Digay Faragelinta Dorashada k Galbeed

Xildhibaano ka mid ah Golaha Shacabka oo Baydhabo ku sugan ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in ay wali faragalin ku heyso doorashadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img