WARARKA

Dhowr Wasaaradood oo Maanta Korantadii Laga Goostay Kadib Kolkey iska Bixin Waayeen Lacagihii Lagu Lahaa

In ka badan 6 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, waxaa laga goostay korontadii kadib markii...

Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Kulan La Qaatay Wefdi Ka Socda Qaramada Midoobey

Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka konfur galbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa maanta Magaalada Baydhabo kula kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo maanta tagay Baydhabo. Wafdiga...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Maanta Hor tagey Xildhibanada Golaha Shacabka

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Xukuumada Fedceraalka Saoomaaliya Cabdiraxmaan Duucaalle Beyle oo maanta hor tegey Golaha shacabka ayaa halkaasi ka sheegay in Wadamadii Soomaaliya taageeri jiray...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Xukuumada Ku Eedeyey Dilal Ka Dhacaya Cadaado iyo Hobyo

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay in dhibaatooyinkii saacaddihii lasoo dhaafay ka dhacay degaano ka mid ah...

Codkada Dhiibo 6dan Musharax Keebaad Codkada Siin Laheyd

Dhawaan waxaa la filayaa iney magalada baydhabo ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulka koonfur galbeed kaasoo ay isku soo sharexeen musharixiin aad u badan balse...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img