WARARKA

Xildhibanada Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyey Dib ugu Noqoshada Miisaniyada Sanadka 2018

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018. Xildhibaanadii kulankaasi soo xaadiray ayaa waxaa...

Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadlay Gaadiidka Wadada Ku Xaniban

Warar aynu ka heleyney beryahan gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegayey in wadada u dhexeysa afgooye iyo daafeet ay ku xayiran yihiin gaadii xamuul u...

Takoorka siyaasadeed ee Lagu Hayo Shacabka Koonfur Galbeed

Waxaad moodaa markey timaado inaad sheegto waxyaabaha dhabta ama waaqiciga ha ee ka jira dalka in durba bulshada qaar kuu aqoonsadaan ama ku gartaan...

Aqriso Warqad Qoraal ah oo Kasoo Baxday Dowlada Federaalka oo Lagu Beeninaayo In Xafiisyada Qaar Korontadii Laga Goostay

Warqad qoraal ah oo lagu beeninaayo warar la sheegay in qaar ka tirsan wasaaradaha xukumada federaalka laga goostay korontadii ayaa kol dhaweyd waxaa ay...

Musharixiinta Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Kula La Qaatay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay kuxigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Magalada Baydhabo kula kulmeen musharixiinta Madaxweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img