WARARKA

Dowlada Jabuuti oo Dooneysa In Dalka Eritrea ay Ka Dacweyso Maxkamada Aduunka

Safiirka Dowlada Jabuuti ee Qaramada Midoobey Maxamed Saciid Ducaale ayaa sheegay in Muranka dhulka ah ee u dhexeeya dalalka Jabuuti iyo Eritrea lagu balamay...

Xog: Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Baay oo Damacsan Inuu Halkaasi Rabshado Ka Bilaabo Si Ciidanka Amisom Usoo Fara Geliyaan Amniga Degmada

Xog aynu koldhaweyd ka helney Magalada Baydhabo ayaa sheegaysa in Taliyaha ciidanka boliska gobolka bay Mahad C/raxmaan Aadan uu carqa;ad weyn ku hayo geedi...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Digniin u Diray Ciidanka Isbaarooleyda

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi ayaa digniin kasoo saaray Shaqsiyaad ku labisan dharka Ciidanka, kuwaasoo marar qaarkood Isbaaro dhigta qeybo ka...

Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Baydhabo oo Kala Ceyriyey Shacab Ku Bananbaxayey Magalada

Booliiska magaalada Baydhabo ayaa kala eryay dad shacab ah oo dibadbax ka dhigayay magaalada kuwaa oo taageero u muujinayay mid ka mid ah musharixiinta...

Aqriso Warqad Qoraal ah oo Kasoo Baxday Golaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Odayaasha dhaqanka koonfur galbeed kulan ay maanta ku qaateen magalada baydhabo waxaa ay kaga hadleen xiisada ka aloosan magalada baydhabo ee ku saabsan doorashooyinka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img