WARARKA

Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Sheegay In Canshuur Badan Ay Ururiyeen Sanadkan

R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shirka Ganacsiga Soomaaliya looga hadlaayo ee Muqdisho maanta ka furmay ka sheegay in Ganacsadatada Soomaaliyeed ay...

Aqriso Magacyada Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed oo Dhawaan Lagu Dhawaaqay

Waxaa goordhow Maanta si rasmia ah loo magacaabay xubnaha Guddiga cusub ee Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gudigaasi oo ka kooban 15 xubnood. Kulanka...

Dowlada Dhexe oo Weli Xusul Duub Ugu Jirta Sidey Mukhtaar Roobow Uga Reebi Laheyd Doorashada

Warar aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaa sheegaya in Labada masuul ee ugu sareysa dowlada dhexe iyo ku simaha taliyaha NIsa ay ka sheegayaan...

Aqiso: Warqad Qoraal ah oo Kasoo Baxday Musharixiinta Isbedel Doonka

Kulan ay isugu yimaadeen musharixiinta isbedel doonka oo maalintii shaley ka dhacay magalada baydhabo ayaa waxaa ay kaga hadleen qaabka isdaba marinta ee lagu...

Dhegeyso: Qaar Ka Tirsan Qurbo Joogta K Galbeed oo Walaac Ka Muujiyey Doorashada Ka Dhici Doonta Magalada Baydhaba

Qaar ka tirsan qurba joogta koonfur galbeed oo la hadley idaacada Voa ayaa walaac ka muujiyey doorashada la filaayo iney dhawaan ka dhacdo magalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img