WARARKA

Dhegeyso: Reysulwasaarihii Hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi oo Ka Hadley Khilaafka Dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ku dhaliilay dowladda dhexe ee Soomaaliya in aysan tanaasul u muujinin maamul goboleedyadda markii uu...

Aqriso War Murtiyeed Kasoo Baxay Beelo Ka Tirsan Beelaha Dega Koonfur Galbeed

Beelo ka tirsan beelaha digil iyo mirifle ayaa maanta kula ku qaatay magalada baydhabo kulankaasi oo ay kaga hadlayeen xaaladaha doorashada ee kasoo cusboonaaday...

Maddaxweynihii Hore ee Somaliya oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magalada Kismaanyo

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kol dhaweyd gaaray magalada kismaanyo waxaana arporka magalada kismaanyo si diiran ugu soo dhaweeyey...

Reysulwasaaraha Dalka Itoobiya iyo Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Ka Wada Hadley Xaalada Gobolka

Dowladda Jabuuti ayaa Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ku ammaantay isbedelada la taaban karo ee uu ku soo dabaalay gudaha Itoobiya iyo guud ahaan...

Dhegeyso: Xoghayaha Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Warbixiyey Kormeer uu Xaley Reysulwasaraha Ku Marey Xerooyin Ku Yaala Magalada Muqdisho

R/wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu booqday dhowr xerooyin oo ay ku xareysan yihiin Ciidamo kala duwan oo tababar uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img