Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Xog ku saabsan AMISOM oo hubkadhigis Hawiye ka bilowday Marka.

Ciidamada reer Afrika ee Howlgalka Soomaaliya AMISOM oo ay wehliyaan ciidamada Nabadsugida Qaranka ayaa waxay maanta ka bilaabeen magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose...

Dhegayso..S/Guuto Qaafoow oo ku been abuurtay Odayaasha reer Baraawe

Taliyaha qaybta 12 Abriil ee ciidamada qalabka sida u qaabilsan gobolkii hore ee Banaadir (Shabeelaha hoose,Dhexe iyo Muqdisho) Sareeye guuto Maxamuud Maxamed Qaafoow oo...

Dhegayso..Dhaawacyadii qaraxii Baydhaba oo xaaladooda kasoo raynaysa

Cabdikaafi Cumar Maxamuud oo ka mid ah dhakhaatiirta ka howlgasha Isbitaalka magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa maanta ka dhawaajiyay in dawo la'aan ay...

Dhegayso…Wasiirka Gaashaandhiga oo tababar u soo xiray Tiyeegloow 380 Askari

380 Askari oo tababar loogu soo xiray degmada Tiyeegloow gobolka Bakool. Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ku simaha wasiirka wasaarada gaashaandhiga dowlada xilka ka xayuubiyay...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

--Madaxweynaha KoonfurGalbeed oo ka tacasiyadeeyay falkii lagu gumaaday reer Baydhaba. ---Nicholas Key oo dalkbay in sharciga la hor keeno kuwii fuliyay falkii lagu weeraray Baydhaba --Gudoomiyaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img