Wadajirradio Atlanta

Xoogaga Shabaab oo laayay Askar Isbaaro u tiilay Warmaxan iyo Taxsiile

Xoogaga Shabaab ayaa saakay aroortii hore weeraro abaabulan ku qaaday koox Isbaaroolay ahaa oo deegaanada Warmaxan iyo Tixsiile u tiil Isbaaro ay lacago baad...

Dhegayso..Biimaal iyo Habargidir oo ku dagaalamay Shabeelaha hoose

Waxaa daqiiqada ka hor soo gabagaboobay dagaal saacado qaatay oo u dhexeeyay maleeshiyaadka deegaanka ee beesha Biyomaal iyo Maleeshiyaadka duulaanka ku ah gobolka ee...

Dhegayso…Maxaa hortaagan in xal laga gaaro muranka Baydhaba

          Iyadoo la filayay in manta ay heshiis nabadeed gaaraan qaybaha isku haya Baydhabo ayaa waxaa hadana soo baxaya caqabado hor leh. Halkan ka dhegaysowareysi gudoomiyaha...

Dhegayso..Gudoomiyaha gobolka Baay oo booqday Isbitaalka dhimirka Baydhaba

Gudoomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow ayaa waxa uu kormeeray Isbitaalka dhimirka magaalada Baydhabo oo ay ku jiraan dad ku dhow Kontomeeyo oo la...

Dhegayso..Nabad sugidda oo siideysay agaasimaha wasaaradda Haweenka

---Xasan Shiikh oo wali baadi goobaya shaqsigii uu u magacaabi lahaa R/wasaaraha ---Xeer-ilaaiyaha Qaranka oo Sheegay in 19-Wasaaradood oo Ka tirsan Xukuumaddii C/wali oo lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img