Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Isgaarsiinta ka go’an deegaano ka kala tirsan Gobolada Gedo,Bay iyo Bakool oo saameyn ku yeelatay dadka

Muddo ilaa 3 asbuuc ah waxaa hawada kamaqan adeegii isgaarsiinta layskula xariirayey qaar ka mid ah degmooyinka iyo Tuullooyinka Gobolada Gedo,Bay iyo Bakool,iyadoo dhibaatooyinkaasina...

Warar faahfaahsan oo laga helayo weerar Xalane lagu qaaday

Waxaa soo baxaya faah faahin dheeraad ah oo laga helayo weerarkii qorsheysnaa ee duhurnimadii maanta lagu galay Xarunta Ciidamada Amisom ay ku leeyihiin Xaruntii...

Dhegayso..Maxkamada Ciidamada oo u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa waxay markii ugu horaysay u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose xili Ciidamada dowlada oo qaab beeleed...

Dhegayso…Roobab Xoogan oo ka da’ay Wadada u dhaxeysa Gobolada Bay iyo Gedo

Roobabkii xooganaa ee daadad watey mudooyinkii ugu dambeeyeyna ka da,ayey wadada dheer ee isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Baardheere oo dhererkeedu uu yahay ilaa...

Dhegayso..Golaha dhaqanka K/Galbeed oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda gobolka Shabeelaha hoose

Golaha dhaqanka K/Galbeed ayaa maanta markale si adag uga hadlay dagaalka ka socda gobolka Shabeelaha hoose oo ay wadaan maleeshiyada beesha Hawiye iyagoo la bisan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img