Wadajirradio Atlanta

DHEGAYSO…QAYB KALE OO KITAABKA CUMDATUL AXKAAM(KITAABU ALBAAS)

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

--Wariyeheen Muqdisho oo maalintii labaad u xiran Hay'ada Nabadsugida. --Qarax gaari oo ay dad ku dhinteen oo maanta Muqdisho ka dhacay iyo Shabaab oo sheegatay. --Duqayn...

Dhagayso..Siidii oo ku been abuurtay dhacdadii ay ciidamada Dowladu ku gumaadeen Beeraalaydii reer Awdheegle

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur Siidii oo ku sugan degmada Barawe ayaa waxay saxaafada madaxa banaani wax ka weydiisay dhacdadii ay...

Dhegayso..Dhibta ay Musalsaladu ku hayaan qoysaska oo aad u korortay

Waxaa aad u kororay dhibta ay Musalsalada ajnabiga laguna turjumay luqada Soomaaliga ay ku hayaan qoysaska ayaa noqotay mid hadal haynteedu aad u badatay iyadoo...

Dhegayso…Gudoomiyaha gobolka Bakool oo Beeniyay in Ciidamadoodu ay gumaadeen Shacab safar ahaa

Gudoomiyaha gobolka Bakool Cali Macalin Axmed oo wareysi siiyay wariyaheena magaalada Baydhabo isagoo ku sugan magaalada Xudur ayaa waxa uu been ku tilmaamay hadalo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img