Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Yaa bedeli doona Ra’isulwasaare Cabdiweli?

Kadib kolkii xafiiska laga tuuray Ra'isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh ayaa waxaa soo ifbaxaya in Xafiiskiisa loosoo wado Shaqsi kasoo jeeda. Halkan ka dhegayso Unknown...

Dhegayso..Qoysaskii ku barakacay Daadadkii Baardheere oo Bilaabay inay Guryahooda dib ugu laabtaan

Boqolaal Qoys oo ka mid ah Qoysaskii faraha badnaa ee dhowaan ku barakacay Roobab xoogan  oo daadad watey oo ka da,ay Qaar ka mid...

Dhegayso..Cudurka Oofwareenka oo ka dilaacay Buurdhuubo

Iyadoo mudo ka badan ilaa 8 bilood uu xiran yahay Isbitaalkii degmada Buurdhuubo oo adeegyo caafimaad ay ka heli jireen dadka ku dhaqan dsegmadaasi...

Dhegayso..Maamulka Koonfur Galbeed oo Canbaareeyay Falkii Lagu Duubay Shariif Sakiin

Maamulka Koonfur Galbeed ee uu hogaamiye Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxa uu maanta canbaareeyay falkii maanta lagu duubay Shariif Sakiin oo cadawga Qawmiyada...

Dhegayso…Xasan Shiikh oo kusii jeeda Gobolada dhexe

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu todobaadkan gudihiisa u ambabixi doono gobolada dhexe ee Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img