Wadajirradio Atlanta

Shacab Kenyan ah oo markale Shabaab gumaad u gaystay

Warbaahinta Dalka Kenya iyo kuwa Caalamiga ayaa soo bandhigay Sawiro laga soo qaaday Weerarkii dadka badan ay ku laayeen Dagaalyahanada Al-Shabaab oo saakay aroor...

Kulankii Baarlamaanka oo qabsoomay Mooshinkiina la qaybiyay

Waxaa Goordhaw lasoo xiray kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka ku yeesheen xaruntooda kaasi oo ajandihiisu ugu muhiimsan ahaa in Xildhibaanada Baarlamaanka loogu qeybiyo Mooshinka ka dhanka...

Dhegayso..Buundada Buurdhuubo oo Qarka u saaran inay go,do iyo Maamulka degmada Buurdhuubo oo Codsadey in la dabaqabto(Wareysi)

Waxaa maalintii labaad go’an Buundada Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, ka gadaal roobab xoogan oo ka da,ay deegaanka iyo biyihii Webiga Jubba oo halakeeyay...

Dhegayso..Wafdi caadaqaatayaal Sakiin u diray Bakool iayagoo faramaran baydhabo ku soo laabtay

Wafdi caadaqaatayaal ah oo kasoo jeeda gobolka Bakool ayaa waxay safar ku tageen qaybo ka mid ah gobolka Bakool si ay dadka iyo Maamulkaba...

Dhegayso..Alqaadi”Kol hadii ay Dowladu balantii nooga baxday ma jiro ciidan laysku dhafayo”

Sheekh Xuseen Isxaaq(Alqaadi) oo ah Afhayeenka Ahlu sunada Gobolada K/Galbeed oo Wareysi siiyey Radiyaha Wadajir ayaa ku dooday Ururkooda inuu u taagan yahay sidii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img