Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Todobaadkii tagay iyo Soomaaliya.

          Todobaadkan Barnaamijkeena waxaa marti noogu ah Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed Maxamuud Sayid Aadan waxaana inoo waraystay Yaasiin Abiikar Cali oo ku sugan...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

              Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album

Dhegayso..Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida K/G”Madaxweynaha waa inoo dhaartay,Jawaarina aad iyo aad ayaan u wada shaqaynay”

Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida KoonfurGalbeed Soomaaliya Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseen ayaa waxa uu maanta ka warbixiyay kulamadii ay la qaateen Madaxweyne...

Dhegayso…Gudoomiyaha degmada Waajid oo sheegay inay magaaladu go’doon tahay

Gudoomiyaha degmada Waajid ee gobolka Bakool Cabdulaahi Yariisoow ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in degmadiisa Waajid ay dhan kasta ay go'doomiyeen Xarakada Shabaab...

Dhegayso..Luul Maxamed Aden oo ka warbixisey halka uu marayo howlaha balaarinta iyo dayactirka Isbitaalka 2aad ee Garbahaarey

Luul Maxamed Aadan oo ka mid ah Haweenka Qurbajoogta ah ee ka soo jeeda KoonfurGalbeed gaar ahaan Gobolka Gedo kuna sugan magaalada Garbahaarey ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img