Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Ciidamada Axmed Madoobe oo derajo lagu siiyo gumaadka shacabka Kismaayo

Maxamed Cabdi Odowaa oo ka mid ah saraakiisha uu hogaamiye Bare Hiiraale ee ka soo horjeeda maamulka Axmed Madoobe oo la soo xiriiray idaacada...

Dhegayso..Afgooye oo ay beelaha Hawiye ku hardamayaan

            Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jiray hardan Siyaasadeed,mid Ciidan iyo weliba mid damac Dhaqaale uu hogaaminayo,Hardanadan oo...

Dhegayso..Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo bililiqo xoogan ku haya Qoryoolay

        Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Reer Afrika ee ku howlgala AMISOM ayaa waxa lagu eedaynayaa inay Bililiqo xoog leh ay ka wadaan guryaha...

Dhegayso…Warka Wadajirradio Atlanta ee maanta.

        ---Madaxweyne Xasan Shiikh oo soo gurya noqday ---Gudoomiye Jawaari oo sheegay in kulanka 4aad ee BFS uu furmi doonaano 22ka bishan ---Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed oo...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

              Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Wadajirradio March 16...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img