Wadajirradio Atlanta

Daawo..Masjidka Jaamaca ee Magaalada Baardheere oo dhismahiisa la soo gabagabeeyey(Sawiro)

Masjidkan Jaamaca ah oo ah midka ugu weyn Magaalada Baardheere ugu khadiimsan ayaa waxay howsha dhismahiisu ay soctey mudo ka badan ilaa 9 bilood,waxaana...

Daawo…Shir Jaraa’id lagu diidan yahay riwaayadii Calamada oo Baydhabo ka dhacay

              [youtube https://www.youtube.com/watch?v=sdBAuaZszzQ])

Dhegayso..Dhaqanka labada Shabeele oo cod dheer ku diiday Riwaayadii Calamada.

Riwaayad aan tigido loo goosan ayaa waxay maanta shaqsiyaadka lagu kala magacaabo Abuukar Mardaadi iyo Muxdiin Afrax ay ka dhigeen halka loo yaqaano Calamada...

Dhegayso…Riwaayadii Calamada iyo Runtu waxay tahay!

Waa dhab in guud ahaan ummadda Soomaaliyeed aanay maanta war isugu dhinayn oo cidwalba ay maanta aad uga warhayso waxa ka socda gudaha cidaha...

Dhegayso..Maxaa kala haysta dadka gobolka Shabeelaha hoose iyo Hawiye?

Iyadoo marba marka danbayso ay sii badanayso dhibaatooyinka dadka dega gobolka Shabeelaha hoose ay ku hayaan beelaha  hawiye ayaa hadana dhanka kale waxaa socda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img