Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Saraakiisha gobolka Jubada hoose oo Dowlada fedraalka ku eedeeyay isku dirka dadka wada degan KoonfurGalbeed

Col, Aadan Ibrahim Ilyaas oo ka mid ah Saraakiisha ciidamada Dowlada fedraalka ah ee Soomaaliya kuna sugan gobolka Jubada hoose ayaa ku eedeeyay Dowlada inay...

Dhegayso..Eng Saalax Sheekh Cismaan oo wax kama jiraan ku tilmaamay shir beeleedka Hawiye ku abaabulayaan deegaanka Calamada ee degmada Afgooye oo lagu boobayo labada...

Eng. Saalax Sheekh Cusmaan oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Shabeelaha Hoose ayaa ka soo horjeestay qaar ka mid ah siyaasiyiinta...

Dhegayso..Hay’adda SADO oo HowloGurmad Biyo dhaamin ah ka wada deegaano ka tirsan GobolkaGedo

Howlo gurmad dhinaca biyodhaaminta ah oo lagugargaarayo kumanaan ruux oo u badan Xoolo dhaqato reerguuraa ah ayaakasoconaya tuullooyin badan oo u dhaxeeyaDegmooyinkaBaardheere iyoCeelwaaq oo...

Dhegayso…Warka Wadajirradio Atlanta ee maanta.

        ---Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Xariga ka jaray mashruuca kaydka Shidaalka ee Dekada Muqdisho. ---Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay inay wado qorshihii ugu danbeeyay oo ay ku...

Dhegayso..Todobaadkii tagay iyo KoonfurGalbeed Soomaaliya.

Todobaadkii aynu kasoo gudubnay ayaa waxaa magaalada Baydhabo caasimada KMG ah ee dowlad goboleedka KoonfurGalbeed ka dhacday doorashadii madaxweyne-nimo iyo tan madaxweyne ku xigeenka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img