Wadajirradio Atlanta

Dagaal fool ka fool ah oo galabta ka dhacay deegaanka Bandar degmada Qoryooleey

Dagaal fool ka fool ah ayaa waxa galabta casir gaabadkii waqtiga bariga Afrika ku dhexmaray deegaan Bandar oo laba kilomitir oo kaliya u jirta...

Dhegayso..Gobolka Gedo oo haatan Dagaalo,Abaaro iyo Cuduro ay faraba’an ku hayaan.

Xaalado nolol xumo iyo abaaro ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka tirsan gobalka Gedo iyadoo ay dagaalana ka jiraan degmada BuuloXaawoWar Saalixi Sidoo kale Dadka ku...

Wasiirka Gaashaandhiga oo shuruud ku xiray inuu qabto xilka wasaarada Amniga.

Wararka caawa ka imaanaya xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in kulamo aan loo kala kicin tan iyo casirkii maanta...

Dhegayso..Gudoomiyaha Baydhabo oo Muqdisho deeg uga doonay Barakayaasha.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka da'ay maalmihii lasoo dhaafey roobabka xiliga gugga inkastoo roobka lagu diirsadey ayaa hada waxaa uu saameyay barakacyaal ku dhaqnaa...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Xasan Shiikh Maxamuud oo amaanay talaabadii uu isku casilay Wasiirka Amniga. ---Sidee ayay reer Muqdisho u arkaan dhacdii shalay ee lagu weeraray golaha Shacanka. ---Cabdiweli Gaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img