Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Gudoomiyaha degmada Xudur oo deegaanada Yeet iyo Caato u hibeeyay Ogaadeen

Gudoomiyaha degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalo maalmihii lasoo dhaafay kasocday qaybo ka tirsan deegaanada dhaca...

Dhegayso..Hawiye oo sheeganaya inuu xaq ka maqan yahay Xili ay Soomaalida oo dhan xaqeedii uu lunsaday.

Odoyaasha iyo Siyaasiyiinta Hawiye oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay inaysan suurta gal ahayn in dowladu ay kordaganaato hal beel sidoo kalana...

Dhegayso…Maxamed Cabdi Kaliil”Waa in meel lasaaraa dhiigii nalaga daadiyay”

Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Wadajir ayaa wuxuu ka hadlay dadaalada nabadeed ee haatan ka socda degmada...

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album

KoonfurGalbeed Muqdisho maloo beec geeyay mise waa lagu barya tagay?

Ku dhowaad bil waxaa magaalada Muqdisho ku sugan wafdi balaaran ee uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya mudane Madoobe Nuunow Maxamed, Wafdigan ayaa kolkay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img