Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Shir looga hadlayo Nabadgelyada Baledxaawo oo ka soconaya degmada Dolow iyo Sarkaal ka tirsan Dowlada oo isu dhiibay Alshabaab

Kulan looga hadlayo nabadgelyada degmada Baledxaawo ayaa degmada Dooloow  ee gobolka Gedo uga furmay maamulka KMG ah ee Jubba iyo kan degmada Baledxaawo,si loo...

Dhegayso..Xaalado Bini’aadinimo oo ka dhaca xuduuda u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya oo laga digey

Hay'adaha gargaarka dowlada Kenya ayaa ka digay xaalado bini’aadanimo oo halis ah inay ka dhacaan xuduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan magaalooyinka...

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso wadajirradio 8 june...

Daawo..Hadii Muqdisho musuqeeda ay wax kuugu dhiman yihiin

    [youtube https://www.youtube.com/watch?v=ThJOEKqEnf8]

Madaxweyne Madoobe Nuunoow oo Xilka weyn doona 48 saac gudahooda.

Shantii bishii tagtay ee May 2014 ka aan ku guda jirno ayaa waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img