Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Golaha Dhaqanka KoonfurGalbeed oo ugu baaqay Qaramada Midoobay inay bedelaan Nicholas Kay inta ay goori goor tahay.

Golaha dhaqanka Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay eedeyn u jeediyeen Nicholos Kay oo ah Ergayga gaarka...

War deg deg ah:Qodobadii ay isku haysteen Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed iyo Madaxweyne Xasan oo la xaliyay.

Kulan aan loo kala kicin ayaa waxa uu caawa ka soconayay xarunta looga taliya dalka Soomaaliya ee Villa Somalia,Kulankan oo ahaa mid u dhexeeyay...

Dowlada KoonfurGalbeed oo aqoonsi buuxda ka heshay Dowlada Fedraalka Soomaaliya.

Warar aynu kasoo xiganay ilo laysku halayn karo oo ku kala sugan magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay ku waramayaa in Wafdigii uu hogaaminayay...

Dhegayso…Al-qaadi “Anaga iyo AMISOM waxaan isla garanay in aan la dagaalamo dadka amni darada ka abuuraya degmada Buulo-xaawo”.

Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil iyo Masuuliyiin ka tirsan ururka Ahlu sunnada Koonfurta Soomaaliya ayaa waxay kulamo gaargaar ah magaalada Baydhabo kula leeyihiin...

Dhegayso…Suldaan C/casiis Suldaan Bayle oo sheegay in Soomaaliland ay siiyeen madaxbanaani, wuxuuna baaq u diray caalamka.

Suldaan C/casiis Suldaan Bayle oo la hadlay Wadajir ayaa sheegay in Soomaaliland ay siiyeen madaxbanaani, wuxuuna baaq u diray caalamka. Halkan ka dhegayso waraysigaSuldaan Bayle

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img