Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..18 May waa maalin ku weyn quluubta dadka xorta ah

23-sano guuradii ka soo wareegtay markii Soomaaliland ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale ayaa waxaa si weyn maanta looga xusay magaalada Hargaysa caasimada Soomaaliland. Dhanka...

Dhegayso..Beesha TUNI oo beelaha Jiido iyo Barawe ku haysata degmooyinkooda!

Beesha Tuni oo ka mid ah beelaha wax ka dega gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay markii ugu horaysay qaadatay mabaadi'dii laga dhaxlay dagaalka sokeeye...

Daawo..Dhaawacii cuslaa ee qaraxii Baydhabo oo Muqdisho daweyn loo keenay

Waxaa maanta Garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay ilaa afar ruux oo qaba dhaawacyo culus oo ka soo gaartay weerarkii fuleynimada ahaa...

Daawo Guuxa dadweynaha…Dhaqarqabayaal lagu tuhmaayo inay ka danbeeyeen qaraxii Shaley Baydhabo ka dhacay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in falkii bahalnimada ahaa ee shaley lagu xasuuqay shacab...

Dhegayso…Maamulka Cisbitaalka Baydhabo oo ka warbixiyay Dhimasho iyo Dhaawac qaraxii maanta.

Mustafa Mukhtaar Maxamed madaxa Cisbitaalka guud ee magaalada Baydhabo caasimada maamulgoboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed ayaa waxa uu maanta ka warbixiyay dadkii ku dhintay iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img