Video

Daawo:-Gudoonka Baarlamaanka oo Codsadey In Si Deg Deg ah Baarlamaanka Lagu Keeno Go,aankii Ay Gaareey Maamul Goboleedyada iyo Xukumada

Kulan looga hadlayey hiigsiga 2016 ayaa maalintii shaley lagu soo gabagabeeyey magalada muqdisho kaasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiinta maamul goboleedyada iyo madax ka...

Daawo:Kulankii Hiigsiga Qaranka ee Ka Socdey Kismaanyo oo Fashil Ku Dhamaadey

Raysul wasaaraha dowladda Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo warbaahinta la hadlay xilli isaga iyo madaxweeynaha ay ka duuli rabeen garoonka Kismaayo ayaa...

Daawo:Odayaasha Beesha Hawiye oo Soo Dhaweeyey In Wax Lagu Qeybsado 4.5

Qaar ka tirsan odayaasha beesha hawiye ayaa soo dhaweeyey in wax lagu qeybsado nidaamka 4.5 hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa. https://www.youtube.com/watch?v=SuN7WZJE4IY

War Cusub:-Daawo Waxgaradka Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey Ineysan Ka Mid Aheyn Maamulka Shariif Xasan

Kulan aad u balaaran oo ay iskugu yimaadeen waxgaradka beelaha Digil iyo Biyamaal ee kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa maanta waxaa uu ka...

Daawo:-Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo Qaadacay Shirka Ka Furmey Degmada Jowhar

Odayaasha iyo waxgaradka beesha xawaadle oo la hadley warbaahinta ayaa qaadacay shirkii shaley uu madaxweynaha ka furey degmada jowhar kaasoo la sheege in maamul...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img