Daawo:-Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo Qaadacay Shirka Ka Furmey Degmada Jowhar

0
200

hiranOdayaasha iyo waxgaradka beesha xawaadle oo la hadley warbaahinta ayaa qaadacay shirkii shaley uu madaxweynaha ka furey degmada jowhar kaasoo la sheege in maamul loogu sameynaayo gobolada hiiraan iyo jowhar.