Video

Daawo Odey Dhaqameedka Gobolka Hiiraan oo Qaadacay Qaabka Doorashooyinka 2016

Shir jaraa'id oo ay Wadajir maanta Magaalada Beledweyne ugu qabteen duubabka-dhaqanka gobolka Hiiraan ayay ku qaadaceen habka loo maamulayo hanaanka doorasho ee Somalia 2016...

Daawo Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo Ka Hadley Dulmiga Ka JIra Gobolka Shabelaha Hoose

Prof Maxamed Xaahi Mukhtaar oo wax ka dhiga jaamacada savana georgia ee dalka mareykanka ayaa waxaa uu si adag kaga hadley xaalada foosha xun...

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Feysal Cali Waraabe oo Arimo Xasaasi ah Ka Hadley

Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo la hadlayey warbaahinta universal tv ayaa ka hadley arimo xasaasi ah wuxuuna si toos ah ua hadley madaxweynaha doelada federaalka...

Daawo:Cabdi Qani Yusuf Boolimoog oo Sheegey In Wada Hadal Uusan Dhici Karin Inta Ay Kooxaha Burcada Ku Sugan Yihiin Degmada Afgooye

Wareysi aad u xiiso badan ayaa maanta waxaa ay kalsan tv la yeelatey gudoomiyhiii hore ee degmada afgooye Cabdi qani Yusuf Boolimoog kaasoo kooxaha...

Daawo Maddaxweynaha Dowlada Federaalka oo u Hambalyeeyey 56 Guuradii Kasoo Wareegtey Markii Gobolada Waqooyi Xornimada Qaateen

Madaxweynah dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyay 56 guuradii ka soo wareegtay markii gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img