Prof Maxamed Xaahi Mukhtaar oo wax ka dhiga jaamacada savana georgia ee dalka mareykanka ayaa waxaa uu si adag kaga hadley xaalada foosha xun ee ka taagan gobolka shabeelaha hoose wuxuuna shacabka halkaasi degen ugu baaqey iney u midoobaan dulmiga aan dhamaadka laheyd ee ka jira gobolkaas.
Prof maxamed ayaa dhanka kale cambaarey usoo jeediyey dowlada federaalka , Beesha caalamka iyo maamulka shariif xasan wuxuuna ugu baaqey iney wax ka qabtaan dhibaatooyinka ka taagan gobolka shabelaha hoose.

Ogow pro dulmiga iney qayb ka yihiin beesha aad ka dhalatey ee si hoose ugu aqli celi
Comments are closed.