Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan umadda Soomaaliyeed meelo walba oo ay joogaan munaasabada ciidul fidriga owgeed.
Madaxweynaha ayaa umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay midoobaan ,islmarkaan ay ka shaqeeyaan hormarka dalka iyo diinta.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Hallkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
