Dhegeyso Axmed Madoobe oo Sheegey In Amisom Aysan Alshabab Dalka Ka Saari Karin

0
176

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in ciidamada shisheeye ee ku sugan dalka in aysan kaligood ku filneyn in Al-shabaab laga saaro guud ahaan dalka.

Axmed madoobe ayaa hadalkiisa ku darey in xornimada aan lagu helin cayaar cayaar loona baahan yahay inaan waxba laga sugin ciidamada ku amisom lagana shaqeeyo midnimada umada somaliyyed si looga guuleysto alshabab.

Hadalasiisana waxaa ka mid ahaa.

Axmed Madoobe