Guddomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Max’ed Axmed Diiriye, ayaa sheegay in amniga Gobolka Banaadir uusan wali rasmi gacanta ugu jirin Maamulka Gobolka sida markii hore la shaaciyay.
Guddoomiye Max’ed ayaa sheegay in arrinta ah in Hay’daha Amniga Gobolka Banaadir la hoosgeeyo ay ahayd mid la isla soo hadalqaaday,laakiin aan wali si rasmi ah u dhicin.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
