Video

Daawo Qar Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan iyo Xildhibaano Booqdey Goobtii Ay Itoobiyaanka Ku Xasuuqeen Odayaasha

Qaar ka tirsan maamulka Shariif Xasan, Odayaal iyo xildhibaan ka tirsan dowlada federaalka ayaa booqdey deegaanka wardiile ee gobolka baay taasoo ah  goobtii ay...

Daawo Warbixin Murugo leh oo ay VOA kasoo Diyaarisey Degmada Marka

Idaacada Voa oo fadhigeedu yahay magalada washigton ayaa waxaa ay warbixin dhinacyo badan taabaneyso kasoo diyaarisey dhibaatooyinka ka jira degmada marka oo sanadahan how...

Daawo Madaxweynaha Turkiga oo Maanta Ka Qeyb Galey Aas Qaran oo Loo Sameynayey Dadkii Ku Dhintey Afgambigii Dhicisoobey

Madaxweynaha dalka turkiga ayaa maanta kaqeyb galey aas qarab ooloo sameeyey qaar kamid ah dadkii ku dhintey afgambigii dhicisoobey ee dhawaank a dhacay dalka...

Daawo Madaxwaynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey Waxa Uu Qaban Doono Hadii uu Ku Guuleysto Doorashada 2016

Madaxwaynihii hore ee maamul goboleedka Puntland C.raxmaan Faroole oo u taagan Xilka Madaxwaynaha dowlada federaalka Soomaaliya oo munaasibad loogu qabtay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa...

Daawo Raashin Afurin ahaa oo ay Dowlada Cumaan Gaarsiisey Degmada Wanleweyn oo La Gaarsiiyey Dadkii U Baahnaa

Dowlada cumaan ayaa sannad walba waxaa ay dalka somaliya geysaa raashin afurin ah oo ay ugu tala galeen umada somaliyeed ee aan waxba heysan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img